Madaxweyne Siilaanyo oo lagu sandulaynayo inuu ka laabto gooni-isutaaga

Wafdi caalamiya Oo ka Socda  Golaha Amaanka QM Ayaa lagu wada Inay tagan magalada  Hargiesa Iyadoona Kula Kulmayaan Madaxda Mamaulka La Baxay soomaliland Waxayna Kala hadlayana sida Looga Dhadhicin laha Ka tanaasulka hamiga  mudada Ku daba Jireen.


Sida laga Soo Xiigtey xafiiska Golaha  nabadaynta QM U qaabilsan soomaaliya Waxay malinta Jimcaha Soo Socda tagayaan magaalada hargiesa Waxayna Silanayo Kala Hadlayan Xoojinta Go’ankii Turkiga Uu kala Soo labtay.

malainta Jimncaha  Ayaa Lagu wada inay Wafdigani ka Dehaan Hargiesa Waxana Kadib u Gudbidoonan Magaalada Muqdisho caasimada soomaaliya waxayna La Kulmayaan  Madaxda Dowlada faderalka soomaliya oo go’an ka wada gadhayan wada hadalkaasi.

Sidaasi waxa Lagu Sheegay Warbixin ka Soo baxday golaha Amaanka QM Oo Sheegay Inay Xiligani U tafa Xaydanayaan sida Looga Shaqeyn laha Midnimada Soomaaliya.

 

Tagitaanka wafdigani Culus oo ka Mida Qeybta Dhaqalaha U qaabilsan Soomaaliya Ayaa Ah mid laga Filayo Inay Ku Xoojiso In silanayo lagu cadadaiyo Sida Uu uga Qeyub gali laha Shirka London.

Posted in Ali

Faallo u dhaaf