iska arag muraayadda dowladda midno qaran

Galabta ayaa  waxaa guriga umadda ee magaalada Jabuuti lagu magacaabay wasiiradii Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya iyadoo oo Maanta Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu magacaabay wasiiro gaaraya 36-Wasiir oo ku xigeenadooda maalinta berri ahna la soo magaacaabayo.

  1. Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka-C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow
  2. R/W ku xigeen Ahna wasiirka kaluumaysiga iyo qeyraadka Badda- Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi.
  3. R/W ku xigeen Ahna wasiirka Maaliyadda-Shariif Xasan Sheekh Aadan.
  4. R/W ku xigeen Ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka- C/Waaxid Cilmi Goonjeex.
  5. Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda-Max’ed C/laahi Oomaar.
  6. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga-Max’ed Cabdi Gaandi.
  7. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta qaranka iyo iskaashiga caalamiga- C/raxmaan c/shakuur warsame.
  8. Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha faderaalka-Madoobe Nuunow Max’ed.
  9. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta-Sheikh Nuur Cali Aadan.
  10. Wasiiradda Wasaaradda arimaha Haweenka iyo qoyska-Fowsiyo Max’ed Sheekh.
  11. Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim.
  12. Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim.
  13. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta-Farxaan Cali Max’uud.
  14. Wasiirka Wasaaradda cilmi Baarista iyo Tignoolojiyada-Max’ed Cali Xayaad.
  15. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka-Qamar Aadan Cali.
  16. Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha-Max’ed Cabdi Maareeye
  17. Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari.
  18. Wasiirka Waxbarashada iyo barbaarinta-Axmed C/laahi Waayeel.
  19. Wasiirka Wasaaradda howlaha Guud iyo gurayeynta-Max’ed Cabdi Yuusuf.
  20. Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.
  21. Wasiirka Wasaaradda isboortiga iyo Dhalinyarada-Sulaymaan Colaad Rooble.
  22. Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha-Sheekh C/qaadir Cali Cumar.
  23. Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka-Cumar Xaashi Aadan.
  24. Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha-Abuukar Cabdi Cusmaan.
  25. Wasiirka Wasaaradda Beeraha-Xasan Max’ed Nuur (Shaati Gaduud).
  26. Wasiirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda-Max’ed Ibraahim (Xaabsade).
  27. Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.
  28. Wasiirka Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare-Pro. Ibraahim Xasan Cadoow.
  29. Wasiirka wasaaradda macdanta iyo biyaha-Cabdala Boss Axmed.
  30. Wasiirka Wasaaradda dib u dhiska-Xuseen Ceelaabe Faahiye.
  31. Wasiirka Wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta-Max’ed Xuseen saciid.
  32. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaaq Cusmaan Jurile.
  33. Wasiirka Wasaaradda ganacsiga-C/Rashiid Cirro.
  34. Wasiirka Wasaaradda Warshadaha-C/Raxmaan jaamac Cabdala.
  35. Wasiirka Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka-Cali jaamac Jangali.
  36. Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa.

Posted in Ali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s