Madaxii hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho oo u geeriyooday dhaawicii ay u geysteen kooxo hubeysan.

Submitted by wararka on Sun, 07/06/2008 – 18:34.

Muqdisho.06.July.2008.(Sh.M.Network)-Madaxii hay’adda UNDP ee Magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw u geeriyooday dhaawac ay u geysteen kooxo hubeysan xili uu ku sugnaa xaafada Buula Xuubeey islamarkaana uu ka soo baxay Masjidka Kashka ee Xaafadaasi.

Cusmaan Cali Axmed ayaa dhaawiciisa waxaa la dhigay Cisbitaalka Ciidamada Uganda iyo laba kale oo uu ku jiro wiil qaraabo la ah Marxuumka wallow markii denbe Madaxii hay’adda UNDP u geeriyooday dhaawicii soo gaaray.

Ciidamada Uganda ayaa waxa ay dhabiibayaan labadii kale oo la socday madaxii hay’adda UNDPiyadoo kooxaha dilka geystay ay baxsadeen ayna ku hubeysnaayeen Bistoolad sida goob joogayaal ay shabelle u xaqiijiyeen..

Majiro hadal ka soo baxay saraakiisha hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho oo ku aadan dilkii caawa Muqdisho loogu geystay Madaxii hay’adda UNDP iyadoo kooxo hubeysan ay afduub ku heystaan madaxii hay’adda UNHCR ee magaalada Muqdisho

One thought on “Madaxii hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho oo u geeriyooday dhaawicii ay u geysteen kooxo hubeysan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s