Degmooyinka

Ina Cabdirshiid haddii cadaaladda aad wax u qeybiso ay sidaan tahay
Waxaa si is-daba joog ah inoo soo gaarayey qoraalo cambaareyn                            & dhaliil loogu jeedinayo Raisul wasaaraha xukuumadda                            federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma?rke waxaana                            dhaliilahaasi ay ka kala imaanayaan waxgarad isugu jira                            ganacsato, siyaasiyiin, haween, aqoonyahano & shaqsiyaad                            ama kooxo ka kala tirsan qeybaha bulshada.

Xubno ku hadlayey magaca Jaaliyada beesha Murusade ee                            ku dhaqan wadanka Imaaraadka ayaa sheegay in ay la yaab                            ku noqotay markii ay akhriyeen liiska golaha cusub ee                            wasiirada.

“Markii aan aragnay liiska golaha cusub ee wasiirada                            ee uu soo dhisay Raisul wasaaraha waxey nagu noqotay                            anfariir, waxeyna tallaabadaasi qar iska xoornimada                            ah ay haadaan ku riday kalsoonidii ay shacabka u hayeen                            Ina Cabdirashiid, ujeeda looga horyimidna ma ahan oo                            keliya sida aqool xumada ah ee uu wax u maamulay, ee                            dowladda uu soo dhisay waxaa ku jira shaqsiyaad dhagarqabayaal                            ah oo wadanka burburiyey, waxeyna ahaayeen shaqsiyaadkii                            raaliga ka ahaa ama baraarun jiray in dadka la laayo,                            qeyb weynna ku lahaa xasuuqii Xamar ka dhacay 2007 iyo                            2008, waxeyna aheyd wax aan la qaadan karin in dadkaasi                            lagu abaalmariyo xilal dowladeed, wadankaan waxaa xorreeyey                            muqaawimo, iyaga ayaana wadanka ka kiciyey gumeysigii                            Xabashida, in marka muqaawimada cadceeda lagu waro oo                            shaqsiyaadkii gumeysiga garabka u ahaana xilal lagu                            taxo waxey la mid tahay GEEL CALOOSHA LAGA RARAY OO                            TUURTA LAGA CEYNSHAY” ayuu yiri Cabdullaahi Warsame                            Siciid oo ka mid ahaa ganacsatada beesha Murusade ee                            Imaaraadka.

Mar kale wuxuu yiri Cabdullaahi “Sheekh C/qaadir                            Cumar & Cabdiraxmaan Janaqow waxey ku jiraan dadka                            bulshada dhexdooda sumcada ku leh ee ka soo qeybqaatay                            sidii wadanka shareecada islaamka loogu xukumi lahaa,                            waxaa loo qaataa in aaney ku kadsoomin xil beenaadkaas,                            waana in ay ogaadaan ujeedada laga leeyahay keliya waa                            in sumcadaada lagu lumiyo

Ibraahim Saalaxudiin oo ka mid qurba jooga ku nool wadanka                            Ingiriiska oo Rayigiisa ku cabirayey dowladda cusub                            wuxuu yiri.

Sheekh Shariif waxaan leeyahay Haddii ba aad raali ka                            nqootay in xukuumad sidaas ah la dhiso, Cabdullaahi                            Yuusuf waxba kama duwanide, u yeero ciidamo shisheeye                            ama Xabashi si ay kuu ilaaliyaan. Dagaalkii uu isagu                            iclaamiyey ee uu doorka ka qaatay ee shacabkii lagu                            xasuuqay, dadkii taageeray, iyo kuwii uu dhiigooda heerkaa                            ku gaaray inuu ku tunto xuquuqdooda waa wax aanan la                            qaadan karin, waana nasiib darro in dadkii cadowga nagu                            soo hogaamiyey loogu abaal gudo wasiiro sida Jurile,                            Maareeye, Ciro, iyo shaqsiyaad kale oo xukuumadda cusub                            ku jira “

Posted in Ali

iska arag muraayadda dowladda midno qaran
Galabta ayaa  waxaa guriga umadda ee magaalada Jabuuti lagu magacaabay wasiiradii Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya iyadoo oo Maanta Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu magacaabay wasiiro gaaraya 36-Wasiir oo ku xigeenadooda maalinta berri ahna la soo magaacaabayo.

Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka-C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow

R/W ku xigeen Ahna wasiirka kaluumaysiga iyo qeyraadka Badda- Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi.

R/W ku xigeen Ahna wasiirka Maaliyadda-Shariif Xasan Sheekh Aadan.

R/W ku xigeen Ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka- C/Waaxid Cilmi Goonjeex.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda-Max’ed C/laahi Oomaar.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga-Max’ed Cabdi Gaandi.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta qaranka iyo iskaashiga caalamiga- C/raxmaan c/shakuur warsame.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha faderaalka-Madoobe Nuunow Max’ed.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta-Sheikh Nuur Cali Aadan.

Wasiiradda Wasaaradda arimaha Haweenka iyo qoyska-Fowsiyo Max’ed Sheekh.

Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim.

Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta-Farxaan Cali Max’uud.

Wasiirka Wasaaradda cilmi Baarista iyo Tignoolojiyada-Max’ed Cali Xayaad.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka-Qamar Aadan Cali.

Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha-Max’ed Cabdi Maareeye

Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari.

Wasiirka Waxbarashada iyo barbaarinta-Axmed C/laahi Waayeel.

Wasiirka Wasaaradda howlaha Guud iyo gurayeynta-Max’ed Cabdi Yuusuf.

Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.

Wasiirka Wasaaradda isboortiga iyo Dhalinyarada-Sulaymaan Colaad Rooble.

Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha-Sheekh C/qaadir Cali Cumar.

Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka-Cumar Xaashi Aadan.

Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha-Abuukar Cabdi Cusmaan.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha-Xasan Max’ed Nuur (Shaati Gaduud).

Wasiirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda-Max’ed Ibraahim (Xaabsade).

Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.

Wasiirka Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare-Pro. Ibraahim Xasan Cadoow.

Wasiirka wasaaradda macdanta iyo biyaha-Cabdala Boss Axmed.

Wasiirka Wasaaradda dib u dhiska-Xuseen Ceelaabe Faahiye.

Wasiirka Wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta-Max’ed Xuseen saciid.

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaaq Cusmaan Jurile.

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga-C/Rashiid Cirro.

Wasiirka Wasaaradda Warshadaha-C/Raxmaan jaamac Cabdala.

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka-Cali jaamac Jangali.

Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa.

Posted in Ali

Hiiraan ma loo damqay
Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta Islaamka ee gacanya kui hay magaaladasi au bilabeen xalkay ilaa saaka iney dibeda uga baxaan magaaladaasi.

Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii shalay uu dhacay gudaha magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kulan balaaran oo ay isku yimaadeen mas’uuliyiinta midowga maxaakiimta Islaamka ee gacanta ku haya magaaladaasi iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan kaasoo looga hadlayey sidii loo adkeyn lahaa waxna looga qaban lahaa amaanka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan isla markaana loo suura gelin lahaa in magaaladaasi aysan noqon goob ay ku dagaalamaan ciidamada maxaakiimta Islaamka iyo kuwa Itoobiya ee magaaladaasi duleedkeeda isku hor fadhiya.

Maxaa laga dhaxli jiilaal daahay
laga soo bilaabo aden iyo xaawo

is gaad gaadka beesha Murusade
Hey’adaha Samafalka ee ka howl gala magaalada Muqdisho ayaa ugaarsi xoogan lagu hayaa iyadoona la ogeen cidda sida rasmiga u fuluneysa howshaasi .

Maanta kaliya waxaa la dilay 2 qof oo u shaqeyo heyadaha sama falka labadaas oo lagu kala magacaabo Cali Baashi Aloore iyo Maxamed Maxamuud Kheyre iyadoona dilalka loo geysanaayo shaqsiyaadkaasi ay ku badan yihiin magaalada Muqdisho.

Kooxaha awooda ku leh Muqdisho ayaa iska fogeeyey in ay qorshahaasi wax ka maleegeen iyagoona dhamaan wada canbareyeen dilalka foosha xun ee loogeysanaayo shaqsiyaadka u shaqeyo kooxaha wax gar gaaro.

Waa arin fool xun cid wax dileyso in aan la garan karin iyadoona xiliyadii beelaha ugaarsiga ka dhaxeyey durba lagu ogaan jiray dadka dilalaka geysta taana xal loo heli jiray.

Dhan ka kale ugaarsi xoogan ayey isku hayaan beesha Murusade dhexdeeda iyadoona xasuuq aan loo aaba yeelen isku hayaan beeshaasi iyadoona labada kooxood ee kala taageersan labada fikir ay daacad u yihiin mabda´´ooda .

Dilka oo xooli ku socda ayaa waxaa dhimanayo dad dhalinyaro ah iyadoona beesha kaliya wiigagii ugu danbeyey ay iska dileen dad gaaraayo 30meeyo kuwaas oo sida muuqata ku jiran dad aan waxba galabsan

Dhamaaan odayaashii beesha Murusade ee wax gartay ayaa isaga haajiray Muqdisho iyadoona dhamaan ay hadda ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya taasoo hada aysan jirin cid wax garad ah oo kala qaboojiso xasarada dadka lagu xasuuqaayo madaama ay isugu hareen dad dhalinyaro ah

Sida muuqato 18sano ee dagaalada ka jireen Soomaaliya ayaa beeshaani aan waligeed ka dhex dhicin in iyagu isdilaan taanuse waa mid ku cusub oo u baahan in deg deg wax looga qabto.

Arintaan ka socota Muqdisho ayaa waxaa si aad ah u canbareeyey wax garadka qurba jooga ah iyagoona u sooo jeedinaayo wax garadka yar ee ku haray Soomaaliya in ay wax ka qabtaan inta ay talada faraha ka bixin

Si kastaba ha ahatee halkaa waxaa nooga cad in gumeysigu uu gaaray hadafkiisii madaama uu Soomaalida dhexdeeda iyagu isku mashquuliyey arintu maanta uu maraayo qeybi oo xukun