Gudoomiyhii degmada Hobyo oo la magacaabay

Wareergto uu soo saaray Maamulka Ximan iyo Xeebaha ayaa lagu magacaabay C/llaahi Cali inuu noqdo Gudoomiyaha degmada Hobyo laga bilaabo marka ay soo baxdo wareegtada oo ku sumadaysan X-B29-July 10, 08.
C/laahi Cali ayaa ah aqoonyahan in muddo ahba ku noolaa Canada  isgoo xilal kala duwana ka soo qabtay Dowladdii militariga.  Waxa uu ka tirsanaa howl wadeenada safaaradda Soomaaliya [...]