Al shabaab iyo sanadkan

Dagaalo qaraar oo laysku adeegsaday hubka nucyadiisa kaladuwan ayaa Xalay Saqdii dhexe ka dhacay magaalada Baydhbo xarunta gobalka Baay oo fadhiisin u ha Baralamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
 
Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed ee dagaalka Halganka ah kawado Soomaaliya ayaa Weerar layaableh ku qadaay gooba muhiim ah oo Baydhabo katirsan sida Xarunta ADC-da Baarlamanka Warshadda Xaseey oo ah Saldhigga [...]