DIGNIIN KA TIMID

Kulan ay wada qaateen Golaha Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan iyo Saraakiisha Itoobiya oo aan wax guul ah laga gaarin
Axad, 6, July,  2008 (HOL)  Waxaa ugu dambeyntii guul daro ku soo dhamaaday kulan ay wada qaateen Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga duleedka Magaalada Beledweyne gaar ahaan Xeradda Jante-kuundisho.
Kulanka oo [...]

Kulanka oo ahaa mid loogu tala galay in lagaga wada hadlo xiisada ka taagan Magaalada Beledweyne iyo sidii Saraakiisha [...]

wadahadal ka bilowday Sanca

Dagaal Sababay dhimasho iyo dhaawac oo saakay ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Submitted by wararka on Sun, 07/06/2008 – 05:17.

Muqdisho.06.July.2008.(Sh.M.Network)-Dagaal Culus ayaa saakay waxa uu ka dhacay degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud iyadoo dagaalka laysku adeegsaday hubka Nuucyadiisa kala duwan.
Dagaalkaan ayaa yimid ka dib markii muran ka dhashay dhul ku yaala degmada cadaado iyadoo [...]

wararkii ugu danbeeyay