Waxaa si is-daba joog ah inoo soo gaarayey qoraalo cambaareyn & dhaliil loogu jeedinayo Raisul wasaaraha xukuumadda federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma?rke waxaana dhaliilahaasi ay ka kala imaanayaan waxgarad isugu jira ganacsato, siyaasiyiin, haween, aqoonyahano & shaqsiyaad ama kooxo ka kala tirsan qeybaha bulshada.
Xubno ku hadlayey magaca Jaaliyada beesha Murusade ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka ayaa sheegay in ay la yaab ku noqotay markii ay akhriyeen liiska golaha cusub ee wasiirada.
Read more »
Filed under: Ali | Leave a Comment »
Galabta ayaa waxaa guriga umadda ee magaalada Jabuuti lagu magacaabay wasiiradii Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya iyadoo oo Maanta Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu magacaabay wasiiro gaaraya 36-Wasiir oo ku xigeenadooda maalinta berri ahna la soo magaacaabayo.


